Isku Aadka Champion League Oo La Soo Saara.

Kooxa Ingiriiska oo afka ka galay, naadiyo Culus.

Quater Finalka Hortaalka Yurub ayaa maanta oo jimce ah la soo saaray.

Waxaana isku aaday kooxo waawayn.

halkan hoose ka eeg siday isugu aadeen kooxuhu.