Ciidamada Israel oo Gudaha Ugaley Magaalada Rafax.

Milatariga Israaiil ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku haynta barta kontoroolka Rafax oo u dhaxaysa Gaza iyo Masar.

Sheegashadan ayaa imaneysa maalin kadib markii ay Israel ku amartay tobannaan kun oo qof oo Falastiiniyiin ah inay ka tagaan goobta, iyadoo duqyamana gaysatay.