Arsenal iyo Liverpool oo caawa wada ciyaari doona .

kooxaha arsenal iyo liverpoola yaa iskaga hor imanaya kulanka ugu adag horyaalka ingiriiska ee todobaadkan maanta oo sabti ah si gaar ah saacada geeska africa marka ay tahay 8:30ka habeenimo.

kulanka labada kooxood ayaa ka dhacaya Garoonka Anfeildf ee kooxda liverpool isagoo kulankaasi yahay mid aad loo xiiseynayo kooxaha kale ee Horyaalka tartanka kula jiraana ay yihiin kuwo si weyn isha ugu haya .

labadan kooxood ee Arsenal iyo Liverpool ayaa ku kala jira kaalmaha koowaad iyo saddexaad ee horyaalka iyadoo ay Arsenal tahay kooxda hogaamineysa Horyaalka .