Shil Dad badan ku dhinteen oo ka dhacey muqdisho.

wararka laga helaayo magaalada muqdisho ayaa tibaaxaya in ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen shil gaadhi oo ka dhacey Gudaha Caasimada Muqdisho.

Laba gaadhi oo kala ah Baska dadweynaha ua adeega ee loo yaqaan(Caasiga) ayaa waxa ay isku dhaceen mid kamid ah Gawaadhida Xamuulka Qaada ee Magaalada Muqdisho .