Roobab lagu qabawsadey oo ka da’ay Magaalooyin badan oo soomaalida ah .

maalmihii udambeeyey waxa roobab lagu diirsadey ay ka da’een qaar kamid ah magaalooyinka soomaalida xilli todobaadyadii udambeeyey kulayl badan uu ka jirey guud ahaanba magaalooyinka iyo deegaanada soomaalidu ay dagto .
magaalooyinka berbera boorama garoowe ayaa waxa ka da’ay roobab lagu qabawsaday iyadoo magaalada hargeysana uu helay tiix yar oo qaboojiyey qaybo kamid ah hargeysa

kuleylka xad dhaafka ah in ay isku cimilo noqdaan magaalooyinka xeebaha ha iyo kuwa aan xeebaha hayn tusaale ahaan magaalada hargeysa oo kamid ah magaalooyinka ugu cimilada wanaagsan dhulka soomaalida ayaa la cimilo ahayyd amaba ka badnaa heerkul keedu magaalada xeebta ah ee berbera

Kuleylka maalmihii udambeeye ka jirey deegaanada soomaalida ayaa waxa u dhintay Kulayl Dartii magaalada Goday ee DDS Boqolaal Digaag ah .