Xukuumadda Somaliland oo lagu Eedeeyey Maamul Xumo daran.

Masuul sare oo ka tirsan xisbiga waddani ayaa sheegay in xaaladda wakhtigan somaliland ku sugantahay xaalad adag iyo mid qalafsan

””Xubin Nisa ka tirsan ayaa Somaliland ku sugan Dawladuna wax talaabo ah kama aysan qaadin” Xoghaye Ku Xigeenka Warfaafinta Xisbiga Wadani.