Xisbiga Mucaaradka ah waddani ee somaliland ayaa maanta soo afjarey shirweynihiisa Golaha dhexe oo noqonaya kiisi afaraad ee uu qabsado tan iyo intii la aasaasay xisbigaasi.
Shirweynaha ayaa mar labaad lagu doortay musharaxiinta Madaxweyne iyo ku-xigeen ee xisbigani waddani uga qayb geli doona dorashada Madaxtooyada somaliland .
Cabdiraxmaan cirro ayaa loo doortay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi halka ku-xigeenkiisa loo doortay Maxamed oo kasoo jeeda Gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland
Cabdiraxmaan Cirro ayaa markii uu soo dhamaadey shiweynahani waxa uu ballan qaadyo usameeyey Shacabka Somaliland kuwaasi oo uu fulin doono marka uu xilka qabto
waxyaabaha uu ballan qaadey waxa kamid ah:
- Difaaca iyo Ilaalinta qaranka
- Dawlad Wanaaga iyo garsoorka
- Dhaqaalaha
- Arrimaha Bulshada
5 Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah - Haweenka iyo dhalinyaradda1. Difaaca iyo Ilaalinta qaranka
- Dawlad Wanaaga iyo garsoorka
- Dhaqaalaha
- Arrimaha Bulshada
5 Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah - Haweenka iyo dhalinyaradda