Xildhibaan Maxamed abiib oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Boorama.

Boqolaal shacab ah ayaa maanta si weyn usoo dhaweeyey xildhibaan maxamed abiib yuusuf oo laga soo doortay Gobolka awdal Gaar ahaan degmada Ruqi.

Maxamed abiib ayaa hore usii shaaciyey imaanshihiisa magaalada Boorama isyadoo maalmihii udambeeyey xeer ilaalinta somaliland soo saartay Eedaha loo haysto ee lagu soo oogey .