Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka hadlay Dacwada laga soo Gudbiyey

Xildhibaan maxamed Abiib Yuusuf ayaa Maanta si rasmiya ushaaciyey inay jiraan wararka sheegaya Soo Gudbinta Dacwada isaga ka dhanka ah ee ay soo gudbisay Xeer ilaalinta Somaliland.

Wuxuu iska fogeeyey dhamaan eedahaasi isagoo Fariin adag oo isku duubni iyo wax wada doonasho ahna udirey Bulshada gobolka Awdal