Xildhibaan maxamed Abiib oo dib uhelay Xoriyadiisi

Xabsiga weyn ee mandheera oo uu muddo 28 cisho ah uu ku xidhnaa Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa maanta Dib uhelay xoriyadiisi iyadoo Xadhigiisa ay sharci darro ku tilmaamtay Maxkamadda sare Ee somaliland.

xildhibaan Maxamed abiib ayaa Bogiisa Facebook ku Cadeeyey inuu helay Xoriyadiisa

“ Waxaan xaqiijinayaa in aan xoriyaddaydii dib u helay. Waxaanna u mahad celinayaa cid kasta oo ka damqatay muddadii 30-ka maalmood ahayd ee aan sharci darrada ugu xidhnaa xabsiga Mandheera.” xil Maxamed Abiib.