Wararka ka imanaya Xeebta magaalada Berbera ayaa sheegaya in laba wiil oo da’yar ay ku dhinteen badda Berbera gaar ahaan xeebta Batalaale.
Labada dhallinyarada ah ee dhintay ayaa ka mid ahaa koox dhalinyaro ah oo ka ambabaxay Magaalada Gabiley, kuwaasi oo kulan ciyaareed ugu tqgay koox kale oo ka dhisan Burco, kadibna soo Maray xeebta Berbera si ay ugu Dabaashaan.