Alle ha u naxariistee waxa magaalada Minneapolis lagu diley Mid kamid ah dhalinyarada Somaalida ah ee dhawaan galay Maraykanka, halka hal qof oo kalena lagu dhaawacay sida ay sheegeen Booliska oo wali ku hawlan baadhitaanno dheeri ah.
Inkasta oo aan lahayn magaciisa oo saddexan haddana marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Khadar indho.