Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga iyo qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa booqday Safaarada Soomaliland ku leedahay dalka Jabuuti,halkaasina waxa ku qaabiley Ambassador C,fataax Siciid Axmed.
Wasiirka iyo xildhibaanada ayaa safiirka ku amaanay shaqada wanaagsan ee uu safaaradaasi ka qabtay .