Akhriso Qodobada heshiiska Waddani iyo Kaah
1- Ilaalinta kala madax banaanida Siyaasadeed ee dhinacyada.
2-kawada shaqeynta danta Qaranimada iyo midnimada
Jamhuuriyadda Somaliland
3-kawada shaqeynta Arimaha doorashooyinka.
4-Taageerida Ururka Kaah ee Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani (Taageerayaasha Kaah waxay u codayn doonaan Musharax Cirro)
5-In kaah wax laga siiyo dhismaha Xukuumadda
6- Dibu eegista Dastuurka iyo Arimaha saami qaybsiga
7- Nuxurka Mabaadiida Barnaamijyada siyaasadeed ee isbahaysiga (Horumarinta Dhaqalaha, Adeegyada Bulshada, Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, Koru qaadista Cudada haweenka iyo dhalinyarada Ee Siyaasadda)
8- Dibu habeynta nidaamka siyaasadeed ee dalka.
9- Ilaalinta Qaranumada Somaliland ( Sool oo xal nabadeed lagu xaliyo)
10- Xulufo Waddagaa Xisbiga Waddani iyo Kaah (Labaduba inay noqdaan xisbiyo Qaran)
11- Iskaashiga gudiyada olalaha (Way wada olaleyn doonaan)
12- Isxurmeynta labada dhinac (Isma dhaliilo doonaan labada dhinac)