Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Darawal ayaa markii ugu horeysay sheegay in aan ururkaasi ka qayb gali doonin Doorashooyinka Isa saarka ah ee Somaliland looga Dareerayo Dhamaadka Sanadkan 2024ka.
Cabdilaahi Darawal ayaa ku sababeeyey Diidmadiisa ka qayb galka doorashooyinka in ay sharci Darro tahay Doorashadaasi oo uu ku tilmaamey inay cid gaar ah u adeegeyso amaba udaneyneyso.