Somaliland oo Saaka Looga Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dugsiyada H/dhexe.

Imtixaankan ayaa waxa ufadhiistay ardey Tiradoodu gaadheyso 38kun iyo dheeraad waxana looga fadhiistay Guud ahaan Gobolada Somaliland marka laga reebo Gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood.

Sidoo kale Imtixaankan waxa Sanadkan ku cusub inay Ilaalinayaan Xubno ka socda Jaamacadaha Somaliland .