Somaliland oo Ka hadashey Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib

Xukuumada somaliland ayaa si cad usheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu Yahay mid dambi ka galey Qaranka Somaliland .

Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ayaa Sheegay in sidoo kale Ay jiraan xildbibaano Kale oo Iyaguna dambiyo ka galey somaliland.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Maxamed Abiib la horgeyn Doono Maxkmadda isla markaana aan loo baahneyn in Xasaanada laga qaado.