Wasaarada shaqo gelinta arimaha bulshada somaliland ayaa si rasmiya ushaaacisay in 10-11 bisha may ay carwo ganacsiyeed shaqo abuur badan ka heli doonaan dhalinyarada somaliland ay ka furmi doonto magaalada Boorama.
Sanadkii hore carwo ganacsiyeedkan ayaa waxa lagu qabtay magalada Burco.