Maalmo ka dib musiibadii tareen ee ka dhacdhay Hindiya, waxaa la soo sheegayaa in tareen kale oo ah nooca xamuulka uu wadada ka baxay gobolka Odisha oo ah meesha uu shilkii ay ku dhawaad 300 oo qof kudhinteen uu ka dhacay.
Tareenka xamuulka, ayaa kusii jeeday Bargarh wuxuuna yimid Dungri ee gobolka Odisha, Dairyland oo u dhow Mendhapalli ee degmada Bargarh.