Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in ay u guurayaan tiknoolajiyada 6G.
Shiinaha wuxuu rabaa inuu bilaabo isticmaalka tiknoolajiyada 6G sanadka 2030, balse hada waxay waxayba sii bilaaneen dajint3a shuruucda nidaamkan.
6G waa tiknoolajiyada jiilka 6aad ee wireless-ka. Waxay ka horumarsan tahay. kana awood badantahay oo ka xawaaro badan tahay 5G.
6G waxay fududeyn doontaa in qalabka tiknoolajiyada isugu xidhmaan hab fudud. Waxay sidoo kale ka caawin doontaa, qayb libaaxlena ka qaadan doontaa horumarinta barnaamijyada ku shaqeeya garaadka macmalka ah iyo gawaadhida iswada.