Raysalwasaarihii Bangladesh, Sheikh Hasina ayaa ku baxsatay diyaar nooca qummaatiga u kaca, kaddib markii saaka loo daatay gurigeeda.
Bannaanbaxayaal dabbaaldegaya ayaa ku dhawaaqay in ay tahay ‘maalintii labaad ee xornimada.’
Hasina oo muddo dheer xilka haysay waxa galaaftay qorshe ay shaqooyinka dawladda kooto ugu xidhay dad gaar ah.