Qiimaha Shidaalka dunida (Crude Oil/Saliida qaydhin) ayaa suuqyada qaarkood kor u kacay ilaa 40% sababo la xidhiidhka rajo la’aanta laga qabo wadahadalkii u dambeeyay ee xabad joojinta dagaalka Qaza.
Fiiro Gaar ah : Shidaalka qiimihiisu Kordhay ma aha ka bisil balse waa saliidda qaydhin ee aan wali la sifayn.