Barnaamij ay caan ku ahayd Magaalada Qaza ayaa markii u horaysay maanta lagu qabtay Magaalada Hargeisa.
200 oo dhallinyaro ah kuwaas oo yaqaana Qur’aanka oo kala ah 100 wiil iyo 100 gabdhood ayaa dhamayn doona Qur’aanka Kariimka ah, inta u dhaxaysa Salaadda Subax iyo Salaadda Maqrib iyadoo ay ka dhagaysanayaan 200 Macallin.
Guud ahaan Magaalooyinka Soomaalida waa Markii u horraysay ee lagu qabto Barnaamij noocan oo kale ah.