Dowladda Puntland ayaa gabi ahaanba ka joojisay shirkadda Somtel qodista fiber-ka waxaana ay sabab uga dhigtay in qodista ay shirkadu kawado Puntland ay sababtay in uu go’ay adeegi isgaadhsiineed ee shirkada Gollis gaar ahaan adeegsiga lacagta danabaysan ee sahalka kadib markii ay jareen qolyaha farsamadda ee howsha uwada shirkada Somtel.
Be the first to comment