Maamulka Puntland ee soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjeestay In gudaha soomaaliya la keeno Ciidamo ka socda Dalka Masar.
Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulkaasi Cabdi faarax Siciid Juxa ayaa ku Yilmaamey imaanshaha Ciidamo ka socda Masar ee Soomaaliya in ay tahay Daneysi gaar ah oo Xukuumada Qaahira ka fushaneyso Gudaha Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in Xaabo ahaan au Masar ushidan Doonto Soomaaliya isla markaana Wabiga Niil ay ka difaacan Doonto Xeebaha Soomaaliya.