Muxuu yahay isbedelka ay dawlada UK ay ku sameysay Dal ku galka ardeyda Ajaaniibta ah ?

Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in ardeyda ajanabiga ah ee dhigata jaamacadaha Britain, kuwa aan dhigan maaddooyinia cilmi-baarista ah aan xaasaaskooda iyo caruurtooda loo keeni doonin.

Dowlada ayaa sheegtay in arrinkan lagu yareynayo dadka soo galootiga ah, laakiin wasiirada ayaa ku kala qaybsan arrinkan.