Canada iyo Mareykanka ayaa heshiis ka gaadhey waxa laga yeelayo soo galootiga sida sharci darrada ku galaya dalalkooda,
Heshiiska ay gaadheen ayaa lagu magacaabaa heshiiska dalka saddexaad ee nabdoon, kaasoo soogalootiga faraya inay iska dhiibaan dalka ugu horreeya ee nabdoon ee ay tagaan, halka ay dal kale uga sii gudbi lahaayeen.
bilihii udambeeyey waxaa si xawli ah usocday dadka soo gaootiga ah ee dalka mareykanka kasoo galaya dhanka xadka uu la wadaago wadanka mexico.