Ciyaaryahanka reer Masar re Maxamed Saalax ayaa taariikh cudub ka sameeyey kooxdiisa Liverpool, kadib markuu noqday ciyaartoyga ugu goolasha badan kooxdiisa ee goolal ka dhaliya horyaalka EPL ka. Waxaanu u dhaliyey kooxdiisa 129 gool, 205 kulan oo uu saftay horyaalka Ingiriiska.
Labadii gool ee u dhaliyey xalay kooxdiisa Liverpool ayaa ka dhigay, mid ku naalooyaana xiligan xidiga ugu goolasha badan kooxdan horyaalka Premier League Ingiriska.
