Milateriga Somaliland oo war Adag soo saarey

milateriga Somaliland ayaa beeniyey warqad Qoraal ah oo uu bixiyey mid kamkd saraakiisha Milateriga somaliland.

milaterigu waxay sheegen in warqadaas oo dhaliilo loogu jeediyey aanay iyagu isla waafaqin soo saaristeeda .