Maxay kawada Hadleen Koomishanka iyo Ganacsatada Somaliland ?

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xafiiskooda kulun kula qaatay xubno ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee dalka JSL. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd duco iyo dardaaran ku saabsan doorashada .