Masuuliyiin ka socotay Safaaradda Dawladda Ingiriiska ee Itoobiya, ayaa maanta saldhigga dhexe ee Hargeysa ku booqday Weriye Bushaaro Baanday, oo maalmihii u dambeeyey ku xidhnayd.
Dublamaasiyiintan, ayaa la kulmay Bishaaro, iyaga ka waraystay xaaladdeed iyo xadhigeeda.
Sidoo kale waxa la filayaa in berri uu u yimaado Safiirka UK ee Soomaaliya si uu uga war helo xaaladda ay ku sugan tahay maadaama oo ay tahay mu’waadinad Ingiriis ah.