Mareykanka ayaa ka codsaday dhammaan dalalka oo ay ku jirto Imaaraadka Carabta – inay joojiyaan taageerada ay u fidinayaan dhinacyada isku haya Suudaan.
In ka badan siddeed milyan oo qof ayaa ku barokacay muddada sannadka ah dagaalka u dhexeeya ciidammada Suudaan iyo kuwa taageerada degdegga ah ee RSF.