Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in la xidhay maktabaddii masaarida ee magaalada Hargeysa.
Somaliland ayaa labaabada ulaabtay Maktabad ay Muwaadiniin Masaari ah ku lahaayeen gudaha magaalada hargeysa iyadoo usabbaeysay in la xidho maktabadan kadib markii dawlada masar ay ciidamo keentay Gudaha Muqdisho[ Soomaaliya ] waxaanay arrintan somaliland ku tilmaantay mid khatar ku ah Amnigeeda .
Tan iyo heshiiskii Dhawaan dhex marey Dalalka itoobiya iyo somaliland ee arrimaha badda ayaa waxa isa soo taraya saameynta u ugeeska afrika uu ku yeeshay heshiiskan oo aan ilaa hadda la gaadhin saxeexa heshiiskaasi .