Madaxweynaha soomaaliya oo Bogaadiyey Ciidamada Maamulka Jubaland.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu bogaadiyey ciidamada daraawiishta jubaland isagoo ku amaanay guulihii ay kasoo gaadhen dagaalo ay la galeen ururka al-shabaab sidoo kale waxa uu sheegay inay Dawlada Soomaaliya sii wadeyso Dagaalada ay kula jirto ururka Al -shabaab .