Madaxweynaha somaliland oo muddo Sanad ah kadib Maanta Gaadhey Jiidaha Hore ee Degmada Oog

Madaxweynaha Somaliland Muuse biixi cabdi ayaa maanta gaadgey fadhiisimada ciidanka qaranka ee Deegaanka oog ee Gobolka sool ee Somaliland.

muuse biixi oo la hadlaayey Saraakiisha iyo Ciidanka somaliland ayaa sheegay” Dagaalku wali muu dhamaan mana aha in aynu Cadawgeena Daawano waanu soconayaa Dagaalku ,Waxaana la gaadhi doona Xadkeena Gobolka Sool”

Muuse Biixi ayaa ay noqoneysa markii koowaad ee uu Tago Furimaha hore ee ay ku sugan yihiin Ciidanka Somaliland kadib dagaalkii ka dhacey laascaanood bishii 8aad ee sanadkii Hore .