Madaxweynaha somaliland oo gaadhey Magaalada burco

wafti heer sare ah oo ka tirsan Xukuumada somaliland ayaa maanta gaadhey Magaalada Burco.

aftiga waxaa hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Muuse biixi waxaana ay maalmihii udambeeyey ay safar ku maraayeen gobolada bariga Somaliland.

wakhtigan oo somaliland gashey Xaalad Doorasho iyo udiyaar Garowgeedi ugu dambeeyey ayaa waxa bilow ah Kaambeynka doorashadaasi ee ay sameynayaan Dhinacyada uu tartanku dhex maraayo.

Socdaalka Muuse Biixi ayaa bar bilow u ah Kaambeyn adag oo Somaliland ka bilaaban doona todobaadyada Soo socda.