Madaxweynaha maamulka Jubaland iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo dhir ku beeray guriga martida ee magaalada kismaayo.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhir ku beeray Aqalka Martida Jubaland ee Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalmihii udambeeyey ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee Caasimada Maamul Goboleedka Jubaland