Maayirka magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay dagaaladii udambeeyey ee ka dhacay gobolkaasi sool .
wuxuu sheegay inay dagaaladaasi ku dhinteen 210 qof isla markaana ay ku dhaawacmeen 680 qof sidoo kalena ay ku barakaceen 200,000 oo qoys oo saameeyeen dagaaladaasi .
Be the first to comment