Maamulka Gobolka Awdal oo ka hadlay rabshado ka dhacay magaalada Boorama.

Maamulka Gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada Gobolkaasi oo maanta ay ka dhaceen Mudaharado xoogani.