Koomishanka Doorashooyinka somaliland oo war cusub soo saarey.

Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmiya waxayushaaciyeen xilliga ay bilaabmeyso qaadashada kaadhka codbixyeyaasha somaliland xilli dhawaan somaliland lagu qabtay isdiiwaangelinta Doorashooyinka.

31-5-2023 ayaa ay bilaabi doonta qaadashada kaadhka codbiyeyaasha wajigiisa koowaad iyadoo ay ka bilaabmi doonto Gobolada Awdal Sanaag Iyo Saaxil waxaanay socon doonta Muddo 10 maalmood ah.

Somaliland illaa hadda waxa ka taagan khilaafka Doorashooyinka oo aanay weli heshiis ka gaadhin Daneeyayaasha Doorashooyinku