Mucaaradka Kenya ayaa wali ku adkaysanaya inay sii wadi doonaan mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan dowladda dalkaas ee uu hogaamiyo William Ruto.
banaanbaxyo khasaare ka dhashey ayaa isniinti todobaadki hore ka dhacay magaalada nairobi iyadoo hogaanka mucaaradka kenya horkacayeen banaanbaxaaasi.
raila odinga iyo xisbigiisa mucaaradka ugu weyn kenya ayaan ilaa hadda ogolaanin natiijada uu ku guuleystay madaxweynaha kenya ruto oo ku guuleystay doorashadii udambeysay ee ka dhacda wadankaasi.