Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in aad ukala fog yihiin Somalia iyo Itoobiya, isla markaana Turkigu ku guuleysan inuu heshiisiiyo labada dal.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti oo u waramayay Wargayska Asharq Al-awsat ayaa sheegay inay hayaan soo jeedin xal u noqon karta khilaafka labada dhinac.
Wasiirka ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahiyo nooca xalka ay hayaan, iyaga oo sheegay inay dhawrayaan wada hadallada Turkigu wado inay guuldaraystaa