Itoobiya oo ciiidamo ku daabulaysa Xuduudka Soomaaliya

dawlada itoobiya ayaa ciidmabo ku gaashaaman hubka noocyadiiska kala duwan ku taabushay xadka ay la wataagto somaliya , kadib markii Masar ay gudaha soomaliya ka bilawday dhaqdhaqaaq dhinaca ciidamada ah
itoobiya ayaa malmihii u danbeyey xoojisay xarumeheeda milatari ee ku yaala bariga itoobiya halkaas oo ah meelaha ka ag dhaw xadka soomaliya

Xiisadan ayaa timid kadib markii soomaliya iyo masar ay galeen heshiis mila tari isla markaana Itoobiya ay bilowday wajigii 5-aad ee buuxinta biyo xireenka wabiga niil ay ka leexisay

Masar waxa ay aaminsan tahay in aanay biyo ku filan ka heli doonin webiga Niil ka dib marka la dhammeeyo biyo xidheenka, taas oo horseedaysa xaalad masiibo ah oo ay wajahayaan 114 milyan oo qof oo ku nool dalka masar

si kastaba ha ahaatee cciidamada masar iyo dhaqdhaqqayaad aya wadaan ciidamada itoobiyan ayaa xiisad iyo colaad ka abuuri kara gudaha soomaliya