Itoobiya Iyo Maamulka Puntland oo Maxaxdoodu Kulmeen.

Itoobiya iyo Puntland oo Addis ababa kulamo uga furmeen.

Dawladda Itoobiya iyo maamulka Puntland, ayaa wada xaajoodyo ku saabsan iskaashiga labada dhinac ee ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda ku yeeshay Magaalada Addis Ababa.

Wasiiru dowlaha arrimaha dibada Itoobiya Mesganu Arga, iyo Wasiirka Maaliyadda ee Puntland ayaa waxay isla garteen muhiimada ay leedahay in xadhiidhka ganacsiga, amniga iyo kaabayaasha dhaqaalaha sare loo qaado, dhinacyaduna xoojiyqan iskaashigooda.