Kaaliyaha Ra’iisul Wasaarha Israel Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo Axad ah xaqiijiyay in Israa’iil ay aqbashay heshiis guud oo lagu joojinayo dagaalka Gaza oo uu soo bandhigay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Kaaliyaha ayaa ku tilmaamay heshiiskan mid qabyo ah oo dhamaystir u baahan.