Hogaamiyihii Ururka Xisbullah oo la diley.

Ururka Xisbullah ee ka dhisan wadanka Lubnaan ayaa Shaaciyey in duqeymihii maalintii shalay ay fuliyeen ciidanka Isreal uu ku dhintay Hogaamiyahoodi Xasan Nasrullah oo muddo 32 sanno ah Hogaaminaayey Ururkaasi xisbullah.

Xisbullah ayaa todobaadyadii Udambeeyey Dagaalo kula jirtay Dawladda Israel