Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo ka hadlay xaalada laascanood.

Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo ka hadlay xaalada laascanood.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng faysal cali waraabe ayaa dhaliilo ujeediyey madaxweynaha somaliland wuxuuna ugu baaqey inuu xilka iska casilo .

geesta kale wuxuu ka hadlay xaalada gobolka sool isagoo tilmaamey in gobolkaasi ay joogaan ciidamo shiisheeye oo dagaal kula jira ciidamada somaliland.