Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ka warbixiyey habsami-u-socodka hawlaha u diyaargarowga doorashooyinka Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada tooska ah ee Xisbiyada Qaranka JSL ee qabsoomi doona 13-ka November 2024.
Gudoomiyaha Koomishanka Doorashooyinka oo hadal kooban jeediyey ayaa meesha ka saarey muranada la xidhiidha doorashooyinka somaliland oo maalmihiiudambeeyey ay ka hadlayeen Daneeyayaasha Doorashoooyinka somaliland.