dawlada combodia oo Walaac ka muujisay Xukunka Hogaamiyaha Mucaaradka.

Dowladda Cambodia ayaa ku eedeysay dalalka reer galbeedka faragelin siyaasadeed, iyo islaweyni ka dib markii diblomaasiyiin shisheeye ay walaac ka muujiyeen 27 sano oo xabsi ah oo lagu xukumay hogaamiyaha mucaaradka Kem Sokha ka dib markii lagu helay dambi qiyaano qaran oo lagu tilmaamay maxkamad si weyn loo siyaasadeeyay.

Dowladda Cambodia ayaa ku eedeysay dalalka reer galbeedka faragelin siyaasadeed iyo islaweyni ka dib markii diblomaasiyiin shisheeye ay walaac ka muujiyeen 27 sano oo xabsi ah oo lagu xukumay hogaamiyaha mucaaradka Kem Sokha ka dib markii lagu helay dambi qiyaano qaran oo lagu tilmaamay maxkamad si weyn loo siyaasadeeyay.