Dagaalka Sudan ayaa galay toddobaadkii saddexaad, waxaana sii kordhaya khasaaraha dhimashada iyo dhaawac soo gaadhaya dadka shacabka ah.
In ka badan 50 kun oo qof ayaa ka cararay Sudan, iyaga u gudbay Waddamada deriska la ah Sudan.
Dhinaca kale, boqolaal ajaanib ah oo ku sugnaa dalkaas ayaa dawladdoodu ka daad gureeyeen Sudan.